Ardayda Dufcada 11 aad ee kulliyadda Qaanuunka oo Booqasho Aqoon Kororsi ah kuTagay Xarunta Akademiya Goboleedka AGA
Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay soo dhaweynta ardaydaas iyo macaallimiintooda, ayna ka soo qaybagleen guddoonka Akademiyada iyo madaxda waaxyaha AGA ayaa lagu qabtay gudaha maktabadda Akademiyada. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af …






