Muqdisho, 12 September, 2024: harumuudka iyo maamulka Kulliyadda Qanuunka Ee JUS,
waxa ay mahad-cilin balaaran u diraayaan ardaydii matalaysay kuliyadda Qanuunka ee JUS, ardayda waxay soo bandhigeen dadaalkooda iyo karitooda ku aadan sidii ay guul ugu gaari lahaayeen tartankii u dhaxeeyey jaamacadaha dalka iyo kuwa bariga Africa.
waan bogaadineynaa, waxaana dhiiro gelin u direynaa ardayda ka qeyb gashay tartanka oo meelo fiican ka soo gaaraya iyagoo soo maray tilaabooyin kala duwan si ay guul ugu soo hooyaan ardayda kuliyadda Qaanuunka ee JUS.