Guddoomiyaha Dufccadda 9aad Kuliyadda Qanuunka JUS waxa uu Dadaal Dheer Ka Dib ku guulastay mid ka mid ah Balan-Qaadyadisi tas oo ahayd ka shaqaynta midnimada dufcadda 9aad ee Kuliyadda qanuunka JUS. Iyo in la helo hal musharrax oo ardaydu ku midaysan tahay. Taasna Waa uu ku Guulaysatay Waxa uuna Soo Xaliyay Dhammaan Musharaxiintii Kale Waxa ayna ardaydu u gartay in uu nagu matalo u tartamida xilka Guddomiyaha UAQ JUS *Maxamed Cabdiqadir cariif*
Wadatashi Iyo Isu Tanaasul Ka Dib , Gudoomiyaha Dufacadu Waxa uu halkan ku caddaynaya in *Maxamed cabdiqaadir Cariif* Yahay Musharaxa Rasmiga ah ee Gudomiyaha Ururka Ardayda Kuliyadda Qanuunka Jus.
Waxa Dufccadda 9 Ee Kuliyadda Qanuunka JUS laga Codsanayaa In si Wadajir ah ula Shaqayno musharaxena oo ah Hogaamiye Kasoo Bixi Kara Waajibaadkiisa iyo u Adeegidda Ardayda kulliyadda qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed .