Author name: admin

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 & 𝗕𝗼𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻

Hormuudka 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 Qanuunka wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Avv . Abdukadir Dahir Salad ,(Abdukadir siraaji ) in uu noqdo 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗨𝗿𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 (𝗔𝗹𝘂𝗺𝗻𝗶 𝗔𝘀𝘀𝗼𝗰𝗶𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻) ee Kulliyadda Qaanuunka . …

𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 & 𝗕𝗼𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻 Read More »

Ardayda Dufcada 11 aad ee kulliyadda Qaanuunka oo Booqasho Aqoon Kororsi ah kuTagay Xarunta Akademiya Goboleedka AGA

Munaasabad kooban oo lagu maamuusayay soo dhaweynta ardaydaas iyo macaallimiintooda, ayna ka soo qaybagleen guddoonka Akademiyada iyo madaxda waaxyaha AGA ayaa lagu qabtay gudaha maktabadda Akademiyada. Guddoomiyaha Akademiya Goboleedka Af …

Ardayda Dufcada 11 aad ee kulliyadda Qaanuunka oo Booqasho Aqoon Kororsi ah kuTagay Xarunta Akademiya Goboleedka AGA Read More »

Scroll to Top