Xaflada maamuuska Ciyaartooyda Kulliyadda Qaanuunka JUS

Qeybta kobaad Furitaanka
Xaflada maamuuska kooxda Kulliyadda Qaanuunka JUS oo ku guuleysatay Tartanka sanad laha ah ee Cartan Cup kasoo ku tartameen kulliyadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Waxaa kulanka kasoo qeyb galay Guddoomiyaha Jaamacadda UmmaddaSoomaaliyeed, Dean-ka iyo Maamulka Kulliyadda Qaanuunka, Deanka Kulliyadda Takhasusaadka iyo Cilmibaarista,bahda Caddaalada iyo qaar ka mid ah qalin-jebiyeyaasha Kulliyadda Qaanuunka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top