BOOQASHADA RAKTARKA EE KULLIYADDA QAANUUNKA
Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Mohamed Mohamud Mohamed, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid xarunta Gaheyr, gaar ahaan dhismaha Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Intii kulanku socday, …










