Sharciga cusub ee UAQJUS oo dib u eegis lagu sameeyey qodobada qaar

Hormuudka Kulliyadda Qaanuunka, Professor Abdulahi Omar Abdulle Marshaale ayaaa saxiixay Sharciga cusub ee uu UAQJUS oo dib u eegis lagu sameeyey qodobada qaar. waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Madaxa maamulka kulliyadda iyo Gudoomiyaha UAQJUS iyo gudigii ka shaqeeyay dib u eegista sharciga.
Guddigii sharcigan ka shaqeeyey sidookale waxa la gudoonsiiyey shahaado sharaf ka turjumeysa dadaalkii iyo shaqadii ay qabteen.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top