-
Bandhigga Buugga “Hordhaca Xeerka Madaniga ee Soomaaliya” (Introduction to Somali Private Law), oo uu qoray Prof. Omar M. Addou, ayaa lagu qabanayaa: 📅 23-ka Sebtembar 2026, Arbaco 📍 Hoolka Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), KM4 🕔 5:00 galabnimo Ciddii danaynaysa ka qaybgalka bandhigga waxay is-diiwaangelin kartaa online-ka, iyadoo adeegsanaysa linkigan. https://eventos.so/join-event/zopFhh1789839937
