September 2025
Soo dhawoow Guddoomiye
Madaxwayanha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya oo dhaqangal ah ugu magacaabay Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD) inuu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda oo …
Waaxyada Kulliyadda Qaanuunka
Kulliyadda Qaanuunka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waaxyaha aad ka heli karto 1- Waaxda Qaanuunka (Department of law ) 2- Waaxda Qaanuunka iyo caddaalada Dambiyada (Department of Law and Criminal Justice)



