๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ & ๐—•๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป

Hormuudka ๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ Qanuunka wuxuu si rasmi ah ugu magacaabay Avv . Abdukadir Dahir Salad ,(Abdukadir siraaji ) in uu noqdo ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—จ๐—ฟ๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐˜† (๐—”๐—น๐˜‚๐—บ๐—ป๐—ถ ๐—”๐˜€๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป) ee Kulliyadda Qaanuunka .

Avv. Abdukadir wuxuu ka mid yahay aqoonyahannada Dhalinyarada ah ee ku suntan hal-abuurnimo, dadaal iyo u adeegidda bulshada meel walbo ee joogaan .

Waxaan u rajaynaynaa Avv . Abdukadir Guul iyo Horumar buuxa xilka cusub ee uu qaaday, annagoo kalsooni buuxda ku qabna in uu noqdo Hoggaamiye mideeya Ardayda dhameysay iyo kulliyadda, isla markaana sii xoojiya xiriirka, isdhexgalka, iyo iskaashiga wax-ku-oolka ah ee bulshada Sharciga .

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top