*Shaacin*(Announcement)

*Shaacin*(Announcement)

Difaacashada Buuga Cilmi-Baarista (Thesis Defense) Dufcadda 8aad ee Kulliyadda Qaanuunka JUS ay si rasmi ah u dhici doonto maalmaha soo socda:
📅 28, 29, iyo 30 Maarso 2026
📍 Goobta: Xarunta Kulliyadda (Gaheyr Campus)
⏰ Waqtiga: 8:30 subaxnimo ilaa 4:00 galabnimo

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top