Bandhigga Buugga “Hordhaca Xeerka Madaniga ee Soomaaliya” (Introduction to Somali Private Law
Bandhigga Buugga “Hordhaca Xeerka Madaniga ee Soomaaliya” (Introduction to Somali Private Law), oo uu qoray Prof. Omar M. Addou, ayaa lagu qabanayaa: 📅 23-ka Sebtembar 2026, Arbaco 📍 Hoolka Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), KM4 🕔 5:00 galabnimo Ciddii danaynaysa ka qaybgalka bandhigga waxay is-diiwaangelin kartaa online-ka, iyadoo adeegsanaysa linkigan. https://eventos.so/join-event/zopFhh1789839937
