Bandhigga Buugga “Hordhaca Xeerka Madaniga ee Soomaaliya” (Introduction to Somali Private Law)

Bandhigga Buugga “Hordhaca Xeerka Madaniga ee Soomaaliya” (Introduction to Somali Private Law), oo uu qoray Prof. Omar M. Addou, ayaa lagu qabanayaa:

📅 23-ka Sebtembar 2026, Arbaco
📍 Hoolka Shariif Saalax, Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), KM4
🕔 5:00 galabnimo

Ciddii danaynaysa ka qaybgalka bandhigga waxay is-diiwaangelin kartaa online-ka, iyadoo adeegsanaysa linkigan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top